Guul: Somalia Oo Diiday In Masar Saldhig Military Ka Samaysato Somalia (100 ka Sano ee Soosocota Soomaaliya Waxaan Nabad Ahayn Ka Shaqayn Mayso Fallanqayn)

Filed under: Aqoon-kororsi,Dawlad-Wanaagga,Important News,Wararka |

Fadlan isha ku hay warbaahinta Puntlandobserver waxaan awoodda isugu gayn doonnaa insha allaah in Soomaalida laga wacyi galliyo dhammaan wixii qulqulad la xiriira iyo in aan marna lala kala safan  laba dal oo caalamka nagula nool oo ay qulqulad siyaasadeed ka dhex jirto.

Marna yaynan Soomaali yeellin wax la xiriira qulqulad iyo dagaal iyo saldhig military.
Waa in Soomaaliya laga furo saldhigga nabadda iyo dib u heshiisiinta maadaama ay soomaali kusoo waaya arragtay colaad iyo qulqulad, in aan ka wacyi gallano umadaha caalamka nagula nool colaadi waxay tahay.

Maxaa ka Jira In Dawladda Farmaajo Lakala Safatay Qulquladda Siyaasadeed Ee Turkiga Iyo Holand (Fallanqayn Kooban)

One Response to Guul: Somalia Oo Diiday In Masar Saldhig Military Ka Samaysato Somalia (100 ka Sano ee Soosocota Soomaaliya Waxaan Nabad Ahayn Ka Shaqayn Mayso Fallanqayn)

  1. Pingback: Daawo Doodda Caankaa ee Crosstalk iyo Sida Loo Nacay OO La Isugu Dacaayadaynayo Dagaal iyo Wixii Xiiseeya (Faallanqayn Kooban) | Puntland Observer