Guul: Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Carshe Oo La Dagaalamaya Musuqmaasuqa, Sheegay In Uu Wiilkiisa 19$ Darteed 3 Billood U Xiray (Fallanqayn)

Filed under: Important News,Wararka |

Dad badan baa waxay yiraahdaan xukuumadda Puntland waxaas ma awooddo.
Muhiim ma ahan in aad awoodid, ee waxaa muhiima in aad haysid doonitaankii iyo isku daygii, laakiin khasab ma ahan in aad hawshii ku guulaysatid.

Wasiirka maaliyadda Puntland Cabdullaahi Carshe wuxuu cadeeyay sida ay uga go’antahay in hantida dadwaynaha la illaasho, oo uu waliba tusaale usoo qaatay in uu wiilkiisa 19$ darteed dhawr billood xabsi ugu taxaabay shaqadiina ka eryay, si ay shacabka kale ugu tusaale qaataan intii uu ahaa gudoomiyaha Gobalka karkaar

Wasiiir Carshe wuxuu tusaale wanaagsan u noqonayaa Soomaali oo dhan
Waana soo dhawaynayaa wasiir Carshe.

Guriga Wasiirka Maaliyadda Zimbabwe Oo laga Helay Lacag Ka Badan lacagtii Wasaaradda Maaliyadda bangiga U Tiilay (Fallanqayn Maxaan Ka Barrankarnaa)