Hadalkii Michael Keating Oo Soomaalidu aad ugu falanqaynayaan Goobaha Fadhikudirirka

Filed under: Wararka |

Goobaha fadhi kududirirka ee Soomaalidu ku falanqeeyaan siyaasadda Soomaaliya ayaa caawa waxaa hareeyay hadalkii Michael Keating waraysigii uu siiyay Voa ee uu kaga hadlay doorashada 2016 iyo dikreetadii Madaxwayne Xasan, waxaana ay dad badan hadalka Michael Keating ku falanqeeyeen isbadal ballaaran oo dhanka beesha caalamka, iyo in dad badan ay hadda garawsanayaan in ay Beesha Caalamka ka go’antahay in Soomaaliya Dawlad rasmiya loo sameeyo.

Hoos ka dhegeyso hadalka Michael Keating.

One Response to Hadalkii Michael Keating Oo Soomaalidu aad ugu falanqaynayaan Goobaha Fadhikudirirka

  1. Pingback: Hadalkii Michael Keating Oo Soomaalidu aad ugu falanqaynayaan Goobaha Fadhikudirirka - Daily Somalia Report