Haddii Aqalka Sare Lagu Qaybin Lahaa Sideedii Gobal (Akhri Falanqayn hadalkii Boqor Buur madow)

Filed under: Important News,Wararka |

Qaab-dhismeedkii Gobollada & Degmooyinka wixii ka hreeyay 1969 ayaa ka koobnaa 49 degmo, haddiise bal aan 4.5 ku jaangoyno waxay noqonaysaa sidatan, ama haddii kuraasta aqaka sare kuraasta lagu qaybin lahaa 8-dii Gobal ee 1969 ka horeeyay sidee ayaa kuraasta aqalka sare loo qaybsan lahaa.

Boqor-buur madow ayaa dood bbc-du qabatay ku sheegay in beelaha dirwaqooyi lagu dulmay hanaankii wax qaybsi ee 18-gobol —> halkaan ka dhegeyso oo markaas uu siyaad bare u qabyaaladeeyay beesha daarood oo Gobolo iyo degmooyin dheeriya u magacaabay,

Hadaba warbixinta hoose ayaan ku jeexjeexaynaa saamiga ay beeluhu kala helayaan iyadoo la eegayo degmooyinka ay kala dagaeen wixii ka horeeyay 1969 shaxda hoose ka eeg

Qaab-dhismeedkii Gobollada & Degmooyinka wixii ka hreeyay 1969
Dir Waqooyi.
Hargeysa,Berbera,Gebilay, Boorame,Saylac, Burco,Ood weyne,Sheekh,Marka
Isku-dar=9 oo ka dhigan in ay aqalka sare ka helilahaayeen 9 kursi oo u gaara iyo wixii ay ka hellaan Buuhoodle iyo Ceerigaabo.
Daarood.
Boosaaso,Qardho,Isku-shuban,Bandarbeyle,Caluula,Qardho,Garoowe,Eyl,Laas qoray,laas caanood,Jariiban,Afmadow, Kismaayo, Luuq, Baardheere
Isku-dar =15

Daaroodka ayaa ka helilahaa aqalka sare 15 kursi iyo Gaalkacyo, Dhuusamareeb, Buuhoodle, Ceerigaabo, Jamaame, Xuddur wixii ay ka hellaan.

Hawiye.
Hobyo,Xarardheere,Ceelbuur,Ceeldheer,Beled weyne,Buulo Burte, Balcad,Jowhar,Cadale, Xamar.
Isku-dar=9.
Hawiye ayaa helilahaa, 9 kursi iyo Gaalkacyo, Dhuusamareeb, wixii ay ka hellaan.

Digil iyo Mirifle iyo beesha shanaand.
Afgooye,W/Weyn,Qoryooley,Baraawe,Baydhabo,Buur-Hakaba,Diin-soor,
Isku-dar=7 Digil Mirifle iyo beesha shanaad ayaa helilahaa 7 kursi iyo wixii ay ka hellaan Jamaame, Xuddur, Jilib.

Degmooyinka lawada dego: Gaalkacyo, Dhuusamareeb, Buuhoodle, Ceerigaabo, .Jamaame, Xuddur, Jilib

Hadaba haddii aqalka sare lagu qaybin lahaa 8-dii Gobol ee ka horeeyay 1969 ayaynan wax saasa iska badaleen hannaanka hadda wax lowgu qaybshay 18-kii Gobol

Hoos ka daalaco
Qaab-dhismeedkii Gobollada & Degmooyinka Soomaaliya (1960-1969)
A-Gobolka Hargeysa 5 degmo

Hargeysa
Berbera
Gebilay
Boorame
Saylac
B -Gobolka Burco 8 Degmo

Burco
Ood weyne
Sheekh
Buuhoodle
Ceerigaabo
Laas qoray
laas caanood

C- Gobolka Majeerteeniya 8 Degmo

Boosaaso
Qardho
Isku-shuban
Bandarbeyle
Caluula
Qardho
Garoowe
Eyl
D- Gobolka Ex Mudug 7 Degmo

Gaalkacyo
Hobyo
Jerriiban
Xarardheere
Dhuusamareeb
Ceelbuur
Ceeldheer
E- Gobolka Hiiraan: 2 Degmo

Beled weyne
Buulo Burte
F- Gobolladii Ex-Banaadir: 9 Degmo

Xamar
Balcad
Jowhar
Cadale
Afgooye
W/Weyn
Marka
Qoryooley
Baraawe
G- Gobolka Jubada Sare: 6 Degmo

Baydhabo
Buur-Hakaba
Xuddur
Diin-soor
Baar-dheere
Luuq
H- Gobolka Jubada Hoose 4 Degmo

Kismaayo
Jamaame
Jilib
Af-madoow

Iskudar 49 Degmo.

2 Responses to Haddii Aqalka Sare Lagu Qaybin Lahaa Sideedii Gobal (Akhri Falanqayn hadalkii Boqor Buur madow)

  1. Pingback: Haddii Aqalka Sare Lagu Qaybin Lahaa Sideedii Gobal (Akhri Falanqayn hadalkii Boqor Buur madow) - Daily Somalia Report