Haddii Puntland 2 Gobol iyo Bar aqalka sare 8 Kursi laga siiyay , Galmudugna 8 kursi la siiyay, Gobolada SSC La siiayay 6 Kursi Maxaa Puntland loo eedaynayaa (Maqaal kooban)

Filed under: Important News,Wararka |

Waxaad mooddaa in ay isa soo tarayaan siyaasiinta shacabka ka dhaadhicinaya in ay reer Puntland sadbursi wadaan oo ay dhacayaan xaqii reer Muqdisho kuraastii aqalka sare.

Laakiin dadku marna isma waydiinayaan haddii Galmudug oo ka kooban Gobol iyo bar loo qoondeeyay 8 kursi, Puntland qaybta gobalada Bari, Nugaal iyo waqooyiga Mudugna lo qoondeeyay 8 kursi, halka Shabeelaha dhexe iyo Hiiraan iyagana la siiyay 8 kursi.

Gobalada SSC loo qoondeeyay 6 kursi oo 3 la raaciyay dhanka Somaliland 3-na la raaciyay dhanka Puntland.

Haddii arrinku sidaas u muuqdo, hadana waxaad mooddaa in shacabka masaakiintaa ay marin habaabinayaan isla qolooyinkii qaatay kuraastii magaalada muqdisho.

Haddii ama Gobol ahaan ama baaxad dhul lagu xisaabtamo maadaama aan wali Soomaali la tira koobin amuu sadbursi ballaaran raaci doonnaa dad hadda u haysta in ay Puntland boobtay kuraastii magaalada Muqdisho.

Hadaba si aad doodaan si fiican aad ugu fahanto dhegeyso doodaan sida dadku dhan qaldan doodda ugu fasirayaan.

4 Responses to Haddii Puntland 2 Gobol iyo Bar aqalka sare 8 Kursi laga siiyay , Galmudugna 8 kursi la siiyay, Gobolada SSC La siiayay 6 Kursi Maxaa Puntland loo eedaynayaa (Maqaal kooban)

  1. Pingback: Haddii Puntland 2 Gobol iyo Bar aqalka sare 8 Kursi laga siiyay , Galmudugna 8 kursi la siiyay, Gobolada SSC La siiayay 6 Kursi Maxaa Puntland loo eedaynayaa (Maqaal kooban) - Daily Somalia Report