Hardanka Beelaha Hawiye iyo Daarood ee Jubbaland, iyo isbarbardhig maqaal ay Galmudugnews ka diyaarisay arinkaaas iyo wixii ay kaqoreen Gumaystuhu cidaa xiligii hore daganayd

Filed under: Wararka |

Dagaalkii Sokeeye ee Soomaaliya ka dhacay ee Qabiiladda loo dagaalamay, wuxuu burburiyay hadafkii Qowmiyadda Soomaaliyeed, iyadoo aad arkaysid in umadda been aan sal iyo raadlahayn lagu jaahwareerinayo, khaasatan dhalinyaradii dhalatay 1990 wixii ka danbeeyay ayaa maskaxdooda been laga buuxinyaa oo la isticmaalayaa, taas oo dhallinyaradaas ay aakhirka noqonayaan kuwo nasiib daran.

Deegaanadda Kismaayo ayaa waxaa in muddo ahba kasocday muran indha adayg wata oo beel walba ay iska sheeganayso.

Laakiin warka xaqiiqdaa waa warar laga helikaro buugaag af ingiriisi ama af talyaani ku qoran, waxaana ka midda qayb aad internetka ka helayso sidda.

Kismayo Wikipeadia
Middle Ages and the early modern period
Xiligaan waa wixii kahoreeyay 1800, xiligaas waxaa aagaas katalin jiray Boqortooyadii Ajuuraanka, tii Bagadiga, Tii Suldaankii Zanzibar, Xiliyadaan koloba dib baa loo baaridoonaa qaabka loo dganaa., hoos ka akhri

Main articles: Ajuuraan State, Gobroon Dynasty, and Somali aristocratic and court titles
Flag of the Ajuuraan State, an influential Somali empire that held sway over Kismayo and the larger Jubaland region during the Middle Ages.

The Kismayo area was originally a small fishing settlement.[3]

During the Middle Ages, the region came under the rule of the influential Ajuuraan State, which utilized the Jubba River for its plantations.

After the collapse of this polity, the House of Gobroon was established and the Geledi Sultanate held sway over the area. The dynasty reached its apex under the successive reigns of Sultan Yusuf Mahamud Ibrahim, who successfully consolidated Gobroon power during the Bardera wars, and Sultan Ahmed Yusuf, who forced regional powers such as the Omani Empire to submit tribute.

In the latter half of the 19th century, Somali pastoralists from the northern Harti Darod clan settled in Kismayo’s interior. The city subsequently evolved into a major hub of the livestock trade.[3] The main Harti representatives to establish themselves in Kismayo were Majeerteen traders from the northeastern Ras Hafun promontory, who were referred to as Hafuuni. In the first two decades of the 20th century, during Mohammed Abdullah Hassan’s (“Mad Mullah”) Dervish resistance, members of the Dhulbahante Harti sub-clan followed suit.[4]

From 1836 until 1861, Kismayo and other parts of Jubaland were claimed by the Sultanate of Muscat (now in Oman), when the new Sultanate of Zanzibar was split from Muscat and Oman and given control of its East African territories.

Harti-MohamedZubeir
Colonial era
Xiligii Gumaystuhu yimid Sidda Masawirkaas ku cad waxaa agaas deganaa Hartti iyo Maxamed Subeer oo ugaadeena, inkastoo ay qabaailo kale jireen laakiin waxaa xaqiiqa in ay ahaayeen dadka ugu badan deegaanka.

Hadii laga baaaro maktabadaha talyaaniga ama Ingiriiska waa wax cad oo makhraati madoonto ah in warkaas dhabyahay.

Laakiin markii Beelaha Irir ay Ethiopia u sheegeen in Daarood uu dhib wayn Ethiopia kuhay isla markaana ay Ethiopia arinkaas ku taageertay oo soo hubaysay Beesha habargidir waxay xoog kula wareegeen Kismaayo 1991 iyagoo isticmaalaya Horgalyaal Daaroodda waayo taas qudheedu waxay ku tusinaysaa Horgale waxaa la isticmaalaa marka Deegaankaas aanay dad kuu daganayn oo dadka deegaanka ayaa la isku jabiyaa, laakiin sidda uu qorayo maqaalka galmudugnews hadii deegaanka Kismaayo ay Beesha hawiye u badnaanlahaayeen maxay Beesha hawiye marwalba Horgale Daarood u raadsadaan, may ayagu kataliyaan ayagaaba daga maantana dalkii ugu xoog badan

Akhri maqaalkan

Soomaalidii waxaa kasoo haray indha adayg aan xataa qofku kaxishoonayn waxna isla markaana been iska soo qorayaa.
Runtii mar aan u kuurgalay beelah Degga Kismaayo waxay hadba ku xirantahay ruuxaad waydiisid waayo ruuxwalba wuxuu aad uga warhayaa reerkoodda, laakiin Beelaha Sidda aadkaa ugu caankaa waa Ugaadeen, hartti, Gaaljecel, Shiikhaal, Cawramaleh oo marba dhan kubiira marba qoladda awooda badan kubiira,Baajuun. Beelahaas waa Beelaha Aqlabiyadaa, laakiin Soomaaloo dhan waa dagantahay Digil iyo Mirifle Hawiye, Daaroodka kale, Dir Cidina kama maqna waase loo kala badanyahay.

Hadaad waraysatid qof kasoo jeeda harttiga Kismaayo, waxay ku leeyihiin Gaaljecel anagaa keenay Kismaayo oo anagay noo raaci jireen Lo’da sidaasayna ku yimaadeenba deegaanka, ee ma ahan dad deegaanka joogay intii aanu hartigu iman deegaanka (Arinkaas waa in lasoo baaraa).

Isku soo duub Beesha habargidir oo xiliyadii hore laga xadaarad badiyay ayaa doonaysa in ay 20 sano iyaguna saldanad kusameeyaan, waana taas tan keenaysa in been lasheego, in dhalinyaradda been laga dhaadhiciyo, in dadka laqaldo wax noocaasa.

Warka runtaa ee aan kutiri kuteen ahayn halkaan ka akhri, waanakaas sheegay in 1925 Jubadda Hoose aqlabiyadeedda ay daganayeen Hartti iyo Ugaadeen

Pact between the Somali authorities from the Harti and Ogaden clans (1925).

On 7 November 1890, Zanzibar became a British protectorate, and on 1 July 1895, the Sultanate ceded all of its coastal possessions in continental East Africa to Britain. Together with the Zanzibar Sultanate’s other former possessions in the area, Jubaland became part of the British East Africa colony.

The ascendancy of the Harti merchant community crystallized under the British administration. They became the first Somali employees of the state, establishing themselves as an educated, urban professional class.[4]

In 1925 local authorities from the Harti and Ogaden Somali clans reached an agreement, with the British acting as enforcer. The signatories each had different accounts of the agreed to partition. According to the Ogaden, the pact gave their Sultan Ahmed Magan control of Jubaland at large. The Harti maintained that the agreement stipulated that the part of the city south of the Liboi–Kismayo road would remain under their control, while the Ogaden, and its Mohamed Zubeir subdivision in particular, would administer the area to the north of this. The pact also allowed the Mohamed Zubeir access to the port.[4]

The territory was subsequently ceded to Italy, purportedly as a reward for the Italians having joined the Allies in World War I,[5] and had a brief existence as the Italian colony of Trans-Juba (Oltre Giuba).

Kismayo and the larger Jubaland region were then incorporated into neighboring Italian Somaliland on 30 June 1926. The colony had a total area of 87,000 km² (33,000 sq mi), with a population of 120,000 inhabitants. Under Italian administration, the Harti retained their position as the professional elite.[4]

After independence in 1960 and the establishment of a civilian administration, the 1968 parliamentary elections saw Harti MPs win all four of the seats earmarked for Kismayo.[4]

5 Responses to Hardanka Beelaha Hawiye iyo Daarood ee Jubbaland, iyo isbarbardhig maqaal ay Galmudugnews ka diyaarisay arinkaaas iyo wixii ay kaqoreen Gumaystuhu cidaa xiligii hore daganayd