Haweeney Riyootay [Sheekooyinka Soomaalida]

Filed under: Sheekooyinka,Wararka |

Xasan Yacquub

 

Haweeney Riyootay [Sheekooyinka Soomaalida]

Haweeney ayaa nin wadaad ah u timid. Waxay ku tidhi: “Shiikhow, xalay waan riyooday! Waxaan ku riyooday kol anigoo Jannadii dhex taagan, kolna Cadaabtii ku jira. Maxaad u maleeyn kartaa ama dhacdadaan ku fasiri kartaa?

Markaas ayaa Shiikhii ku warceliyey: “Maandheey, hadba taad jeceshahay nafta u sheeg oo niyadda gasho!”

Xasan Yacquub “Baabraqiis”

 

One Response to Haweeney Riyootay [Sheekooyinka Soomaalida]