Helsinki: Gabdhaha Jaaliyadaha Puntland iyo Jubbaland ee Finland oo qabanqaabinaya Tacsi iyo Baroordiiq Xldhibaanad Marxuumad Saada Cali Warsame Maalinta Jimcaha 25.07.2014

Filed under: Wararka |

Helsinki: Gabdhaga Jaaliyadaha Puntland iyo Jubbaland ee Finland oo qabanqaabinaya Tacsi iyo Baroordiiq Xldhibaanad Marxuumad Saada Cali Warsame Maalinta Jimcaha 25.07.2014

Saacadda: 17-11
Goobta: Xarunta Jaaliyadda Puntland-community Ry:
Cinwaanka: Korppaanmäentie 26 E 1, Helsink

Fadlan qofkasta oo Soomaaliya waa ay u farantahay ee kasoo qaybgal:

tacsi