Huwantii Puntland Weerarka Ku Ahaa oo Markay Gaalkacyo Ka Quusteen Qabsaday Qandala

Filed under: Wararka |

Qandala Map
Kooxaha huwanta ee ay gacmaha shisheeye maalgalayaan ee u jeedadoodu tahay in ay Puntland qabsadaan ayaa markii ay Gaalkacyo iyo mudug u caal waayeen saaka xoog ku qabsaday Degmada Qandala

Sida sawirka kore ku cad Qandala ayaan saas uga fogayn boosaaso oo illaa 100 km u jirta

5 Responses to Huwantii Puntland Weerarka Ku Ahaa oo Markay Gaalkacyo Ka Quusteen Qabsaday Qandala

  1. Pingback: Huwantii Puntland Weerarka Ku Ahaa oo Markay Gaalkacyo Ka Quusteen Qabsaday Qandala - Daily Somalia Report