Ilka Xanaf:Musharaxiinta Madaxwaynayaasha Waxay Leeyihiin Waxaan Samaynaynaa Shaqadii Golaha Xukuumadda Madaxwaynuhu Malaha Awoodaas Waa Dastuur Illaaliye shaqada Madaxwaynaha (Qormo muhiima Fadlan Akhri)

Filed under: Aqoon-kororsi,Dawlad-Wanaagga,Important News,Wararka |


Gudoomiyhii Hore ee Maxkamadda sare Ilka Xanafa halkaan ka eeg Qormooyinkii aan horey uga daabacnay
Waxaan in muddo ah ku daabacaynay P/O xikmadaha Ilka Xanaf oo ah nin aad u fahansan shaqooyinka ay kala leeyihiin hay’adaha kala duwan ee Nidaamka dawladeed oo markaas dastuurka lowgu kala xadeeyay shaqooyinkooda.

Shaqada Madaxwaynaha ayaa ku eg in uu dusha ka illaasho hay’adaha kala duwan ee nidaamka Dawladda sida Hay’adda Garsoorka.Hay’adda Xukuumadda, Hay’adda Golaha Shari dajinta, Hay’adda Saxaafadda iyo midda dhaqaalaha, laakiin horey ayaan p/o ugu daabacnay Madaxwayne ay malaayiin dooolar kaga baxday noqoshada Madaxwaynaha ma yeelayaa in uu shaqada u daayo Raysalwasaare aynan hal dolar ka bixin akhri qormooyinkaas qaybo kamida

Sida Ilka xanaf sheegay dastuurka qodobka 90-naad ayaa sheegaya shaqada Madaxwaynaha halkaan ka eeg waxaan arrinkaas oo faahfaahsan p/O ku daabacnay 2014

Akhri qormadaan aan xili hore ku daabacnay P/O
Madaxwayne Waa Chairman (Hagaamiye) ee Hawlwadeen ma ahan (Soomaalida oo aan wali fahansanayn shaqada Madaxwayne Maqaal muhima oo kooban)