Isbarbardhig Kororka Dadka Dalalka Nigeria Iyo Germany

Filed under: Important News,Wararka |

Sawirkaan daawo si aad u fahanto
population-germany-nigeria-1
Dalka Jarmalka(Germany) ayay dadkiisu ahaayeen 80 million 1960, maanta 2016 waa intii uu ahaa 1960, halka Dalka Nigera ay dadkiisu ahaayeen 1960 45 million maantana waa 180 million oo dada.

Niman mutacalimiina ayaa ka dhaadhiciyay shacabka Jarmalka in aynan sidaas macquul ahayn ee ay xadiidaan kororka dadka Jarmalka si aynan isku dagaalin maadaama uunan dalkoodu intaas ka badan oo dad qaadin oo uu dal yar yahay

Halka dalka Nigeria aynan dadkoodu kaba warhayn tirada dadka dalkooda ku nool iyo saamaynta ay yeelan karto haddii dadka dalka ku nool ay tiradoodu ka badato xad aanu dalku qaadi karin.

Dadka Jarmalka ayaa isku ballansaday in ay hooyo iyo aabbe kasta habeen iyo maalin shaqeeyaan isla markaana aynan laba ilmood ka badan dhalin, balse ay ilamaha ay dhalaan uu noqdaa mid cilmi leh oo dalka wax kusoo kordhiya.

Halka Nigeria uu ninkastaa 5 naagood iska guursanay oo aanu dan u galin ubadkuu dhalay haday wax baran lahaayeen iyo haddii kale.

Hadaba warbixntaan akhri dalal badan oo la is barbar dhigay.

One Response to Isbarbardhig Kororka Dadka Dalalka Nigeria Iyo Germany

  1. Pingback: Isbarbardhig Kororka Dadka Dalalka Nigeria Iyo Germany - Daily Somalia Report