Isimada Dhulbahante Oo Ku Ballamay Shir Lagu Qabanayo Buuhoodle oo Ay Aayahooda Uga Tashanayaan Shirka Burcana Mid Khaa’amieed Ku Tilmaamay

Filed under: Important News,Wararka |

Koloba waxaan la isku daallin Soomaaliya waxaaa laga samayn doonnaa degmooyin farabadan oo Maamul Gobaleedyo iyi DFS hoos iman doona oo degmo walba iskeed isku xukumi doonto, wixii degmadaas u dan ahna ay dadka deegaanku ka tashan doonaan ee aynan degmo degmo kale talo dusha uga keenin.