Jaaliyada Puntland ee dalka Finland oo tacsi tiiraanyo leh udireysa qoyskii uu ka geeriyooday Abukato Maxamed Aweys Afrax

Filed under: Wararka |

Taariiqda Guud ee Abukato Maxamed Aweys Afrax: 1937-2015
Marxuumka oo ku geeriyooday caasimada dalka Finland ee Helsinki taariikhdu markey ahayd 25/9/2015

Dr Abukaato Maxmed Aweys Afrax wuxuu dhashay sanadka 1937 wuxuu ku dhashay Muqdisho , waxuu Dugsi Sare iyo Dhexe kaga soo baxay Qaahira Dalka Masar

-Kadib waxuu Wax barashadiisa Jaamacadeed ku qaatay Jaamacada University of Padova ee Magaalada Roma ee Dalka Talyaaniga waxuuna ku taqasusay Cilmiga Sharciga Abukaatenimada ,
Markuu soo dhameystay waxbarashadiisii waxuu ku soo laabtay Muqdisho asagoo jagooyin badan ka soo qabtay Dalka :

Howlaha uu soo qabtay waxaa mid ahaa
1) Waxuu ahaan Maareeyaha Guud ee Shirkada “Somali Airlines”

2)Garyaqaanka Guud ee Dowlada

3)Waxuu haystay Maxkamada Sare Dowlada

ka dib noqday Abuukaato iskiisa ushaqeysta
“Waxa lagu xasuusto waxaa ka mid ah inuu mas’uul ka ahaa Heshiiskii Somalida ay ku yeelatay inay yeelato shirkada Somali Airlines -50%.

Innaa lillaahi wa innaa Ilaahi Raajicuun!

Eebbow marxuumka isna Jannadii ka waraabi, innagoo dhan gaar ahaan ehellada Marxuumka, Ilaahow samir iyo iimaan innaga wada sii.

Waxaa tacsi tiiraanyo leh udiraya odayaasha iyo waxgaradka Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Finland oo ay ugu horeeyaan:

Mohamed Aden Hersi Terra
Cabdisalaam Ismaciil Faahiye
Axmed Calibeto
C/risaaq Maxamed Cali(Dhalac)
C/qani Axmed Ducaale
Maxamuud C/raxmaan Shiinle
C/risaaq Nuur Cawl
Hashim Xaji Axmed Xirsi
Mohamed Hassan Aalto
Asad Nuur Caalim
Ibrahim Hassan Gablax
Abdifatax C/laahi Jaamac Jannagale
Xuseen Maxamed yusuf Qowdhan
C/qadir Jamac (Camow)
C/qaadir Abshir Kadiye
Maxamuud Hassan (Saqsaal)
Hanad Boqor C/laahi Boqor Muuse
Yasin Cali Gaas
Maxamed Cali Axmed Dayaxleef
Dahir Afduub
Maxamed Cali Siciid
Waceys Maxamud Maxamed Cali Ilfur
Nasra Jamac Deeble
Muxubo Xasan Aw Aden
Muxubo Ciise Carab
Fartuun Ilgiir
Istar Maxamed Cabdi
Caasho Cali Aden
Xamdi C/laahi Qodmadow
Hodan Cali Farah Jeer Jeer
Maryan Maxamuud

DIYAARIYE HANAD BOQOR KINGKONG