Jaaliyadda Puntland ee dalka Jarmalka (PDF) Germany waxay idin kugu Hambalyaynaysaa Munaasanad lagu xusayo sanad-guuradii 16 aad ee aasaaskii Puntland (Kasoo Qaybgal Wacan)

Filed under: Wararka |

Jaaliyadda Puntland ee dalka Jarmalka (PDF) Germany waxay idin kugu Hambalyaynaysaa Munaasanad lagu xusayo sanad-guuradii 16 aad ee ka soo wareegtay aas aaskii Puntland, waxaana la ogaysiinayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed reer Germany iyo wadamada Yurubta dhexe inay ka soo qayb galaan munaasabadan.

Sidaa iyo ka soo qaybgal wacan.
pdf germany
Mahadsanidin

Gudoomiye Mohamed Abdirahman Ali
Puntland Diaspora Forum Germany
Jaaliyadda Qurba-joogta Puntland ee Jarmalka
web.http://www.puntland-germany.de/
email.pdf_germany@yahoo.com