Jaaliyadda Puntland ee Stockholm oo qabanaysa Xaflad ballaaran oo lagu taageerayo Go’aankii Madaxwayne Gaas

Filed under: Important News,Wararka |

Jaaliyadda Puntland ee Stockholm ayaa Sabtida soo socota waxay qabanaysaa Xaflad ballaaran oo lagu diidantahay 4.5, isla markaana lagu taageerayo Go’aankii Madaxwaynaha Puntland.

Xafladda ayaa qabanqaabadeeda waxaan u kala harrin bulshawaynta reer Puntland iyo Bulshada Soomaaliyeed ee samaha jecel ee kasoo horjeedda nidaamka 4.5, waxaana si firfircoon dusha uga hagaya Wakiilka Puntland ee Scandanavianka Dr Baydhabo, iyo sidoo kale Mujaahid Caato lug-iiggoo

dib baan idiinla socodsiin doonnaa taleefoonada qabanqaabiyaasha balse si deg dega kala sii xiriir wixii faahfaahina
Teleefoonka Mujaahid Caato Lug-iigoo +46760997419