Jaaliyadda reer Puntland ee Finland oo tacsi u diraysa qoyska, ehellada iyo dhammaan Reer Puntland, C/shakuur Maxamuud Gurey Cilmi, Agaasimihii Hore ee Hay’adda Daryeelka Bulshada Puntland, goor dhoweeyd shil gaadhi ku geeriyooday kob Garoowe koonfur kaga beeggan

Filed under: Wararka |

Jaaliyadda reer Puntland ee Finland oo tacsi u diraysa qoyska, ehellada iyo dhammaan Reer Puntland, C/shakuur Maxamuud Gurey Cilmi, Agaasimihii Hore ee Hay’adda Daryeelka Bulshada Puntland, goor dhoweeyd shil gaadhi ku geeriyooday kob Garoowe koonfur kaga beeggan. Waxaynnu Eebbe ka baryaynnaa in uu samir iimaan innaga wada siiyo  isagana Jannadii ka waraabiyo.

A A M M I I N!

Cabdishakuur Maxamuud Gurey

Cabdishakuur Maxamuud ‘Gurey’ Cilmi
 Innaa lillaahi wa innaa Ilaahi Raajicuun

Eebbow marxuumka isna Jannadii ka waraabi, innagoo dhan gaar ahaan ehellada Marxuumka, Ilaahow samir iyo iimaan innaga wada sii.

 

One Response to Jaaliyadda reer Puntland ee Finland oo tacsi u diraysa qoyska, ehellada iyo dhammaan Reer Puntland, C/shakuur Maxamuud Gurey Cilmi, Agaasimihii Hore ee Hay’adda Daryeelka Bulshada Puntland, goor dhoweeyd shil gaadhi ku geeriyooday kob Garoowe koonfur kaga beeggan