Jaamac Deperaani oo ay xukuumadda Gaas Shaqadii ka joojisay

Filed under: Important News,Wararka |

dictator
Xukuumadda Gaas ayaa shaqadii ka joojisay wariye Jaamac Deperaani.

Jaamac Deperaani ayaa xooggaa isku daya in uu waydiiyo su’aalo yara adag laakiin aan aad u adkayn siyaasiyiinta Puntland qaarkood.

Maalmahaana Puntland waxaa ka socda Musuqmaasuq iyo isdaba marin, waliba lacagihii lasoo daabacday, iyo Xildhibaanadii la laaluushay ee la iibsaday.

Marka waxaa ay kooxda Gaas ee Musuqmaasuqa iyo Maamul Xumada ku caanbaxay doonayaan kooxo u nacamleeya oo aan waydiin haba yaraatee xoogaa su’aalo inyar xasasiya sida kuwa Deperaani

Halkaan ka eeg xaashida shaqada looga joojiyay
deperani