Jubbaland Oo Usoo Baxday Isreebreebka Samifinalka Iyo Galmudug Oo Ka Hadhay Semifinalka, Yaaase Isugu Soo haray Seminfininka

Filed under: Important News,Wararka |

Jubbaland ayaa galabta 2-1 kaga badisay Galmudug.
Galmudug ayaa laga rabay in ay ka badiso Jubbaland si ay isreebreebka semifinalka ugu soo baxdo-

Isreeb-reebka semifinalka ciyaaraha dawlad Gobaleedyada ayaa waxaa usoo gudbay
Puntland vs Banaadir
Koonfur-Galbeed vs Jubbaland.

Daawo sida Kismaayo looga banaanbaxay markay Jubbaland guulaysatay