Kaabihii Mooryaanimada Soomaaliya oo hadlay iyo warbixno xiligii uu hogaaminayay Alshabaab

Filed under: Wararka |

Maalmahaan kadib markii ay shacabka Soomaaliyeed ay xooggaa kala Fahmeen dadka daacadnimada ay katahay in Qaran Soomaaliyeed la dhiso iyo kuwa shilimaadkooda iyo danahooda gaarkaa ay waxwalba kala waynyihiin, ayaa durba saxaafadda Xasan Qarandumiye waxay boorka ka shafayaan buun buunin kaabamooryaaniintii Soomaaliya halkaas dhigay waxaana ka mid ah Waraysiyo Indhacade oo ka sheekaynaya Qaabka Soomaaliya loo dhisayo Halkaan ka dhegayso

Halkaan hoosana ka dhegayso warbixino horay BBC uga diyaaraisay markii uu Indhacade Alshaab iyo Burcad badeedda Hogaaminayay

http://www.allsanaag.com/index.php/43-war-soomaali-ah/6011-aabaha-mooryaanimada-soomaaliya