Kaydka Shidaal Ee Saudi Arabiya Oo Laga Dayriyay Iyo Iyadoo La Sheegay Kaydka Hadda Sacuudiga In Uu Badda Un Ku Haray

Filed under: Important News,Wararka |

Batroolka ayaa ah kayd dhulka hoostiisa ku kadsamayay malaayiin sano, balse ku xiran cadadda uu le’egyahay goobta laga helay-

Sacuudiga ayaa wuxuu aad u soo saaraa kaydkiisa shidaal, taasi oo baryahaan aad looga dayrinayo mustaqbalka kaydka shidaal ee Sacuudiga.

Hadaba hoos ka daawo kahbiir arrinkaas ka sheekaynaya