Khaatumo oo Helsinki aad looga taageeray (Daawo sawirada qaybkamida dadkii kasoo qaybgalay)

Filed under: Wararka |

Magaalada Helsinki ee dalka Finland waxaa maanta lagu qabtay Xaflad si aad u heer saraysa loosoo agaasimay oo aad iyo aad lowgu taageeray Maamulka Khaatumo ee Magaalada Saaxdheer wiiggii hore lagu soo gabagabeeyay Madaxwaynane lowgu doortay Prof Cali Khaliif Galaydh.

Xaflada ayaa waxaa Goob joog ka ahaa oo aad usoo camiray Jaaliyadaha Soomaalida ee reer Finland oo Goobta joogay qaybahooda kala duwan, waxaase Goobta Xafladda ka hadlay.

Jaaliyadaha Jubbaland, Jaaliyadda DDSI, Jaaliyadda Gobalada Dhexe, Jaaliyadda muqdisho, Gabdhha Jaaliyadda Puntland, Rag odayaala oo Finland aad looga qadariyo, sidoo kale Haween ay Hormuud u ahaayeen Xaliimo Khaatumo, iyo Qaali oo ku hadlayay Codka Khaatumo Finland.

Dib baan idiinla qaybsan doonaa Hadaladii Goobta laga jeediyay, iyo warbixino dheeraada,

khaatumo finland

khaatumo finland1

khaatumo finland7

khaatumo finland8

khaatumo finland9

khaatumo finland10

khaatumo finland11

khaatumo finland12

khaatumo finland13