Khudbaddii Xasan Shiikh (Dhegeyso)

Filed under: Wararka |

Source Voa-
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay khudbad u jeediyey dadweynaha isaga oo kaga hadlay xaaladda dalka, arrimaha siyaasadda iyo weliba duruufaha ku xeeran maamulka dalka.

Khudbaddan Madaxweynaha ayaa ku soo beegmaysa xilli uu jiro ismaandhaaf u dhexeeya isaga iyo ra’iisal wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed, haddaba Haaruun Macruuf ayaa warbixintan innooga diyaariyey khudbadda madaxweynaha.

Halkan hoose ka dhegeyso Warbixinta oo Dhamaystiran

[audio:http://av.voanews.com/clips/VSO/2014/11/15/05fd3fc2-dd20-49f2-9d99-ee37e9e64014.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhegeyso