SIDA KALIYA EE XALKA LAGU GAARI KARAA WAA IYADOO AAN DHANNA LOOGA LEEXAN QODABADDII DASTUURKA KU QORNAA IYO WIXII LAGU HESHIIYAY DASTUURKA KU QORNAA.
DASTUURKA WAXA KU QARAN IN LAGU DHAQMO OO AAN DHANNA LOOGA LEEXAN BAY SOOMAALIDU KU HESHIIYEEN.
IN AY DADKU KALA SAARAAN FULLINTA WIXII LAGU HESHIIYAY IYO QOFKA AAD NECEB TAHAY.
DHAMMAAN WADAMADA MAANTA HORUMARKA HELAY WAXAY FAHMEEN IN AY DASTUURKII AY DHIGTEEN AY RAACAAN OO FULLIYAAN OO KU DHAQMAAN QODABADA LAGU HESHIIYAY.
One Response to KHILAAFKA MADAXDA SOOMAALIYA MAXAA XAL U AH???????.