Khudbadihii Madaxda Dawlad-Gobaleedyada Shirka Kismaayo Daawp

Filed under: Important News,Wararka |

dawlad Gobaleedyada shirka Kismaayo


2 Responses to Khudbadihii Madaxda Dawlad-Gobaleedyada Shirka Kismaayo Daawp

  1. Fadlan iigu shub kiish weyn, qabyaalad cqdad iyo xaasidnimo khaasatan farmaajo sababtoo ah waa mareexaan

    General caydiid
    October 10, 2017 at 4:44 am
    Reply

  2. CEEBEY TACAAL.

    DAWLAD-KU-SHEEGGA FARMAAJO WAA WAREERSAN TAHAY. TALOWAA AYAA KU DHACAY.

    WAA KU GUUL DARREYSATAY FARAGELINTII AY KU HAYSAY MAAMUL GOBOLEEEDYADA

    TUURISTII HIRSHABEELLE AYAA U MARTAY. MARKAAS BAY DAMACDAY INAY KA TAKHALUSTO GALMUDUG IYO QAAR KALE.

    TAAS WAA KU KHASAARTAY OO REER GALMUDUG WAA ISKA YUREEYEEN SIYAASADDA ARAGTIDA GAABAN EE FARMAAJO.

    FARMAAJO SIDAAS BUU KU FASHILAN YAHAY.

    MA JIRTO CID DAMBE OO WAX KA MAQLEYSA ILLEYN MADARKII BUU KU
    KUFAY E.

    FARMAAJO XATAA MA LAHA AWOOD UU KU SIXI KARO GEFAFKIISA.
    RAGANNIMO AYEY U BAAHAN TAHAY IN LA QIRTO, LANA SAXO GEFAFKAAGA.

    WIILKA SIYAAD BARRE BAL MUXUU KA SOO DOONAY SIYAASADDA?

    SOW TII DORRAAD UUN LA ERYAY ISAGA IYO ADEERKII AFWEYNE?!

    KARTIDII IYO GARASHADII ADEERKIINA, FARMAAJO MEESHA KUMA HAYO.

    RIWAAYAD BEEN AH BUU LA SOO SHAQO TEGEY. WAANA LAGU GARTAY
    MARKII UU DHIIBAY GEESIGII AHAA CABDIKARIM QALBI DHAGAX.

    XABASHIDA AYAAN MEEL SAARAYAA BUU DADKA KU BEER LAXAWSADAY.
    SIDAAS BUU KURSIGA KU HELAY. MARKAAS AYUU XABASHIDII HOOSTA KALA HESHIIYAY. SAA WAA KHAAIN KARTI DARAN OO HUNGURI KU RAADSANAYA IIBKA MADAXBANNAANIDA DALKA HOOYO.

    ILAAHAY UMA CEEB QARININ FARMAAJO.

    Abdulqadir Tallman
    October 11, 2017 at 6:28 pm
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *