Khudbadii Saacid ee Gedo: Hadaad doonaysaan in aad kamid noqotaan Jubbaland waan idinku taageeraynaa Dhagayso

Filed under: Wararka |

Raysal wasaare Saacid oo aad saaxiga hadda u keenay o maantay khudbad aad u wanaagsan ka jeediyay Gedo.

Runtii Raysal wasaare khudbad aad u wanaagsan ayuu ka jeediyay Gedo– waan ku faraxsanahay khudbadda Saacid iyo sidda uu ugu noqnoqday in Dastuurku waxwalnba kasareeyo in uu uu reer Gado ku taageerayo waxa ay rabaan sidda dastuurku qabo

Halkaan ka dhagayso Khudbadda cajiibkaa ee Raysal wasaare Saacid

[audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/03/Raiisul-Wasaaraha-Soomaaliya-ok.mp3]

SAM_0970-2

SAM_0978-2

SAM_0987-2

SAM_0987-21

SAM_1010-2