Kooxihii Dawlad-diid Oo Lagu Banaanbaxay

Filed under: Wararka |

One Response to Kooxihii Dawlad-diid Oo Lagu Banaanbaxay

  1. puntland observer waxaan ugu baaqi in aad ka labato headline kaada oo ah dowlad-diid,observer mean dhidac baraaci kartid,,waxaad tahay dhax dhaxaadkii shacab iyo dowlad,,,marka su,aashu dowlad miyaa tan muqdisho mise 4,5 oo aan awood la hey oo odayaal xildhibaano doortay markaas iyaga lacag ku doortay dowlad taas miyaad leedahay dowlad-diidka…walaal puntland observer waa meesha aan ka helo newska somalia iyo puntland oo aan deegan ahaan ka soo jeedo,qurbo joog baan ahay canada toronto baan joogaa…dood qabiil waa in laga baxo dowladu waa wax dadku doorto 4tii sano..oo laga soo hor jeesan karo or la taageeri karo midka fikir kaadu yahay…sharci majiro somalia odayaal qabiil baa dowladada cagan ugu jirtaa

    mohamud m ali. ku magac dheer,,,,libaax
    September 13, 2017 at 8:03 pm
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *