Ku Shubo Xooggaa Dollar ah Siyaasiga Soomaaligaa (Qoraal gaaban)

Filed under: Important News,Wararka |

Baryahaan waxaad arkaysaa nin siyaasiya oo Soomaali ah oo waliba heer Madaxwayne oo aad aad ugu hanwaynayd, balse ku dhaqaaqaya ficilo iyo hadalo aan kaa daadegi karrin.

Aakhirkii baaritaan aan samaynay, waxaan soo ogaanay waxa hadlaya ama go’aanka qaadanaya waa lacag lagu shubtay jeebka siyaasiga

Soomaalidaa ugu yeerta erayga KU SHUBO.

Marka hadddaad arragto siyaasi ku dhaqaaqayaa ficilo kaa yaabisa, ogow xooggaa dollar ah ayaa lagu shubtay.

Awal waxaan niqiinay mobile lacag lagu shubto, hadda siyaasiga Soomaaligaa baad ku shubanaysaa.

ku shubo

One Response to Ku Shubo Xooggaa Dollar ah Siyaasiga Soomaaligaa (Qoraal gaaban)