Linkiga Kore Puntlandobserver Ka Dhegeyso 24 Saac Raadyayaasha BBC Radio Iyo NPR Radio, Kala Soco Fallanqaynta Siyaasadda Caalmka

Filed under: Important News,Wararka |

NPR BBC

Labada Radio ee NPR iyo BBC ayaan usoo xulnay shacabka ku xiran Puntlandobserver in ay kala socdaan 24 wararka caalamka, waa qofkii Englsih garanaya, oo Moobaalkaaga ayaad ka dhegaysankartaa ama labtobkaaga

Runtii labada idaacadood waxaa 24 saac ka socda fallanqayn siyaasadda caalamka, hadday rabbaan dhanba ha u janjeerraan

Kilig garee Linkiyada Bidix ee ay ku qoranyihiin
BBC Radio Live
NPR Radio Live