Live Ula saco Shirka Daladda Qurbajoogta Puntland Peden Oo Shir sanadeedkii-3aad Uu Uga Socdo Denmarka/Copenhegan

Filed under: Important News,Wararka |

Waxaad kala socon doontaa Puntlandobaserver warbixinno dhamaeystiran oo ku saabsan shir muhiima oo maalintii labaad uga socda daladda Pedan (Qurbajoogta reer Puntland)  dalka Denmark caasimadiisa Copenhegan.

Waxaa isugu yimid qurba joog ka kala socda daafaha Europe, waxaana goobta afkaaro muhiima ja jeedinaya aqoonyahanno ruug cadaaya.

 

Waxaan awoodda saari doonnaa in aan dhamaan afkaaraha aqoonyahaanada mid mid idiinku soo gudbinno.

Shirka waxaa qabanqaabiyay Ururka Kulan oo ah urur ay jaaliyadda reer Puntland ee Copenhegan leeyihiin.

Peden