Maalgashade Maraykan ah oo sheegay wadamada ugu wanaagsan in lamaal gashado in ay yihiin wadamada Asia iyo Russia, kuna Tilmaamay India wadan aan ku haboonayn in lamaal Gashado (Daawo wadamada ku haboon in lamaal gashado)

Filed under: Wararka |

Maal gashadahaan Jim Roger oo kasoo jeeda dalka Maraykanka ayaa sheegtay in uu yahay nin dantiisa eegta oo maal gashada wadankii buuxiya shuruudihii maalgashiga, sida Kaabayaal dhaqaale oo wanaagsan, shacab si wanaagsan wax loo baray, Dhiiragalin dhanka Dawladda iyo shacabka dalka oo ka wadashaqqeeya dhamaystirka dhamaan daboolida baahiyaha Maalgashadaha.

Ninkaan hadaad daawato waxaad ogaanaysaa in maanta dunidu noqotay hal xaafad oo tartan ganacsi ka dhaxeeyo, cidii ku guulaysata ganacsigaas ay guulaysanayso.