maanta Damjadiid, Shalay Allshabaab (Amiin Arts oo soo bandhigay Sidda Dam-jadiid dalka Gacmaha uga jareen)

Filed under: somali news |

DAMJADIID
Farshaxanka Amiin arts ayaa xaaladda Soomaaliya sawir yar oo kooban kusoo kooba halka wariyayaasha ay saacado ku qaadato in ay arrin waadixiyaan.

Hadaba makarajo dhigtay Dalkii waagii hore Soomaaliya la oranjiray.

1993 Boosaaso waxaa qabsaday Ururka Al-itixaad
Waxaad maqlaysaa waxaa qabsaday Dalkii Maxaakiimta Islaamka
Haddana Ururka Mujaahidiinta Islaamka ee Al-shabaab

Hadana kaba daroo dibi dhal
Ururka Damhadiid oo iyagu dalkii Doolar iyo Lacag kula wareegay iyagoon hal Xabadda ridin.

DAMJADIID

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>