Maanta iyo sanad kahaor safarkaygii garowe By Abdiftax maxamud kooshin

Filed under: Articles,Important News,Wararka |

Maanta iyo sanad kahaor safarkaygii garowe

Maanta oo kale sanad kahor waxan safar ku tgay magalada garowe oo aanan horey u tagin wax aragti ah kahaysan, marka laga reebo warar oral tradition oo ay somalidu caanku tahay sidaa waa meel nool caasa oo reer hebel baa dega kolba wax aany xata ka warqabin aya lagusoo gaadhsiinayaa.

Hadaba waxan katagay maaglada hargaysa baaro shantii galabnimo anigoo safar u ah garowe sanad kahor maantoo kale , waxan gaadhay saladii subax laasconad oo aan ku tukanay waxan woxogaa kuyar nasanay magalada ilaa saladii duhur waxan kusii soconay safarkayagii oo kujihaysnaa garoowe.

Waxan soo gaadhnay garoowe saladii casar ayadoo Ramadan ah.

Hadaba garowe waa magalo madaxda dawlad gobeeledka somaliyed ee puntland waxan markiba indho indheebeye magalada si aan isugu eego sawirkii maskaxdayda ka guuxayay ka dhabta ee garowe waliba ku darso anigu waligay horeuma arag meel kabaxsan soomaliland sheeko ayan ku maqli jiray wararka kusabsan soomliya gaar ahaan dawladii siyad bare marka waxan haystay sawir an qurxoonayn waxn se arkay wax kaduwan wiixi aan haystay run ahaantii.

Dhinaca muqaalka magalada hadan ku horeeyo garowe waa magaalo koraysa oo aad arkayso inay aman buuxa haysato markiiba waxad arkaysa dhismal cusub oo suuqihii hore lagu badalayo, gadiid saxmada oo wada maraya , inkostoo ay Ramadan hay doo sida hargaysa dadku jidadka alabooyin ku iibinayen oo taasi ciidhi kasii dhigtay, magalada wax dhexmarayay gawadhida loyaqan dad waynaha pl gaar ahan hoomayda ama bas caasi kusoo magalada dhexdeeda u kala baxa gaar marka hargaysal lajoogo ku u baxa new hargaysa , si kastaba ha ahatee xaga wadooyinka iyo nafada waxay wax laqabtay dhulka soomalida waxay se hargaysa kaga duwanayd xaga biyaha taasoo garawe laga isticmaalo laba biyo ku nafada loo isticmaalo iyo kuwa cabitaan loo isticmaalo halka hargaysa ay hal biyo ah uun leedahay.

Waxa kale iyan muhima in la xuso garowe hal guri ama dhisme dawladii loogu abtirinayay ka tagtay kuma yaalo dhaman waxay iibiyaan daaye waxay ku shaqeeyan kuwa ay iyagu dhiseen ama dad shacab ka kiraystay maamulku ,gumaysigii talyaaniguan waxba kam aanu dhisin . waxad arrkaysa dhsmaya dawlada ku magacaaban dawlad shacab ay ku wadh wadhen magalada hargaysa.

Dhinaca dadka runtii sidaa an mooyay may noqon waxan arkay in ay dad goba soomli ah yihiin dadka reer garowe iyo tuloyinkii aan marayba sida rabable , ceelwacays , tuulo ooman, ima adeer, birta dheer, iyo kalaydh dhaman dadka halka joogay waxay ahaayen dad aan ku tirabi karo soomalidi hore waxan lakulmay odayal dagalkii 1977 galay oo qarqod haarar kazoo noqday waxay iwaydiinayen hargaysa oo kamid ahayd goobihii somaliya ay hogaminaysay waxan kyala xeeroyin waa wayn oo military sida taliska qaybra 26, miiska sarakesha, xerada gantalaha xerada masalaha xerada gulwadayasha, xerada darawishta , xero ruushta iyo qaarkale. Waxan fadhistay maqaaxi shaaha laga cabo waxan dal baday koob shaaha waxan la kaftamay ninkii shaaha shubayay oo shaqle ka ahaa makhayada waxa haystay gabadh kaftankii kabacday wuxu soosray lafjadayda waxanse ogaaday ninku in aha oromo garowe mudo joogay afsoomaligan bartay waa wax lalayabo in amigo reer hargaysa uu oroma garowe lahjadayda wax kasheego wuxu ogaday kal qaybsanan ka dhexjirta soomalida

Gabagabadi dadka reer garowe waad u muqday in ay kutashen in ay dhistan dhulkoda waayo waxay kabilbeen meel hoose wwaxan muuqata in ay xamar hanta badan galiyen waagii hore tii ay kazoo dhaqaqeen waata ta ugu wacan in aanay helin mid shacab iyo dawladed baaxada magalay ay hada u korayso

Wabilahi tawfiiq Abdiftax maxamud kooshi n

Hargaysa mohamoud0011@gmail.com