Maasha Allah Shiikh Mustafe Oo Si fiican U Sharaxay Aqoon yahan Soomaali Ama Siyaasi Dayuusa Oo Dadkii Kala Qaybshay

Filed under: Important News,Wararka |

Sh Mustafe Illaahay khayr ha siiyo kaallintiisii iyo xaqii bulshada Soomaalidu ku lahayd iyo waliba in malaayiin jeer kabadan waa gutay, aqoontiisii diinneed shacabkiisa walaalihiis Soomaaliyeed waa uga faa-iideeyay gaar ahaan sidii qofwalba Illaahay ugu shukrinlahaa illeen ruuxwalba Illaahay baa abuurtay, dunidana illaahay baa iska leh, marka qofka caqliga badan oo kan marka koobbaad marwalba alle u shukriya.
Qaybta labbaad sidii uu qofwalba aakhiradiisa ugu shaqaysan lahaa.

Qaybta sadexaad oo ah qawmiyadaas Soomaalidaa sidii loo wacyi gallinlahaa oo midnimadooda looga shaqaynlahaa, waa waajib saaran ruux ay inyar oo damiir iyo garasho ah ku jirtaa.

Maanta Sh Mustafe wuxuu si fiican dhallinyarada ugu sharaxayaa aqoonyahan Soomaali sida uu khaa’in u yahay, iyo sida uu danahiisa gaarkaa ugu adeegto.

One Response to Maasha Allah Shiikh Mustafe Oo Si fiican U Sharaxay Aqoon yahan Soomaali Ama Siyaasi Dayuusa Oo Dadkii Kala Qaybshay