Madaxwaynaha Galmudug oo si adag ugu baaqay in nabadda la qaato (Dhegeyso)

Filed under: Wararka |

cabdikariin
Madaxwaynaha Galmudug oo si kulul ugu baaqay in nabadda la qaato, isla markaana maamulkiisa Galmudug ay geed dheer iyo mid gaabanba u fuulayaan.

Colaad ka aloosanta Gobaladaan waxay dhib u keenaysaa dhamaan umadda soomaaliyeed.
Maamulka Galmudug waxaa ka go’an in uu nabadda ka shaqeeyo.

One Response to Madaxwaynaha Galmudug oo si adag ugu baaqay in nabadda la qaato (Dhegeyso)