Madaxwaynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Iyo Qoyskiisa Oo Lakashifay Siday Dalkii Uga Dhigteen Shirkad Ay Leeyihiin iyo Cadaalad Darada

Filed under: Wararka |

Wariye Soomaaliya ayaa dokuminti ka diyaariyay iimmaan darada ay hal qoys dalkii Jabuuti oo dhan ku qaateen.
Waa nidaamyada dalalka Soo koroya lagu maamusho, inta hal qoys xukunka lagu taageero, dadka dalka u dhashay wixii la rabo lagu sameeyo waana sababta ay Soomaaliya dawlad uga dhalan wayday waayo shacabka Soomaalidu dhiigoodaan ogalayn cadaalad daro iyo koox kaligood dalka maamulata, halka dhammaan dunida kale ay taas yeelleen.