Madaxwaynaha Puntland Gaas Oo Boosaaso Gaaray

Filed under: Wararka |

Wadaxwaynaha Puntland C/Wali Gaas ayaa goor dhawayd Boosaaso gaaray, isagoo kasoo kicitimay dalka Imaaraadka.
Madaxwaynaha ayaa si ballaaran Boosaaso lowgu soo dhaweeyay

One Response to Madaxwaynaha Puntland Gaas Oo Boosaaso Gaaray

  1. Pingback: Madaxwaynaha Puntland Gaas Oo Boosaaso Gaaray - Daily Somalia Report