Madaxwaynaha Puntland oo Sheegay In Ay Dagaalada Gaalkacyo Soo Abaabulaan DFS OO Muqdisho Laga soo abaabulo (Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

gaas-bari-gardafuu5
Madaxwayne Gaas ayaa sheegay mar haddii DFS ee aan qaybta ka ahayn ay dagaal nagu soo abaabulayso garan maayo sidaan uga sii mid ahaanayno.

Madaxwayne Gaas ayaa ka hadlay safarkii uu kusoo maray Ethiopia iyo Imaaraadka, oo uu u tagay arrimo la xiriira kaabayaasha dhaqaalaha iyo arrimo la xiriira nabadgalyada.

Hoos ka dhegayso.

One Response to Madaxwaynaha Puntland oo Sheegay In Ay Dagaalada Gaalkacyo Soo Abaabulaan DFS OO Muqdisho Laga soo abaabulo (Dhegeyso)

  1. Pingback: Madaxwaynaha Puntland oo Sheegay In Ay Dagaalada Gaalkacyo Soo Abaabulaan DFS OO Muqdisho Laga soo abaabulo (Dhegeyso) - Daily Somalia Report