Madaxwaynaha Soomaalida Ugu Daacadsan Axmed Madoobe oo Waraysi Taariikh U ah Umadda Soomaaliyeed Bixiyay (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Mudane Axmed madoobe ayaa noqday Madaxwaynaha soo jiitay shacabka Soomaaliyeed oo hadda aad moodid in uu helayo kalsoonida shacabka Soomaaliyeed meel ay joogaan.

Axmed madoobe ayaa waraysi taariikhiya siiyay wakaaladda wararka Soona.
Wuxuu ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin in hadafkiisu yahay in uu arko soomaaliya oo nabada oo la mideeyay, isla markaaasna uunan doonayn in uu siyaasadda kusii milmo haddii uu arko hogamiyaal daacada oo hawsha sii wada.

Daawo waraysiga oo dhamaystiran.

One Response to Madaxwaynaha Soomaalida Ugu Daacadsan Axmed Madoobe oo Waraysi Taariikh U ah Umadda Soomaaliyeed Bixiyay (Daawo)

  1. Pingback: Madaxwaynaha Soomaalida Ugu Daacadsan Axmed Madoobe oo Waraysi Taariikh U ah Umadda Soomaaliyeed Bixiyay (Daawo) - Daily Somalia Report