Madaxwayne Camey Oo Gaadhay Gacmafale, Jeexdin Iyo Godad (Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Kadib Heshiiskii Puntland iyo Galmudug wafti uu hogaaminayo Madaxwayne Camey ayaa gaaray deegaanada Godod, Gacmafale iyo Jeexdin oo ay ku suganyihiin ciidamada Puntland ee ay shaqaaqadu soo dhexmartay maleeshiyaad dhanka Galmugu.

Hadalkii uu Camey ka jeediyay Gacmafale.

Hadalkii Camey ee Godad

Camey Godad,Gacmafale,Jeexdin