Madaxwayne Farmaajo Anigu ISa Soo Sharixi Maayo Markaan Afarta Sano Dhamaysto ee Hadda Igala Shaqeeya Sidii Aan U Helilahayn Dawlad Wanaagsan (Fallanqayn)

Filed under: Dawlad-Wanaagga,Important News,Wararka |

Halkaan ka eeg qoraalo aan horay ugu daabacnay P/O in Farmaajo daacad yahay

Farmaajo waa daacad

Waxaa la isku raacay Madaxwayne Farmaajo in uu yahay nin daacada, hase yeeshee maanta wuxuu ku dhiiriday wax aynan waligeed aduunka nin xukun qabsaday uunan ku dhiiran.

Wuxuu yiri markaan afar sano dhamaysto, kursigaan doonistiisa isku soo sharixi maayo, taasi waa idinku filantahay.
-Hadda jaanis baad haysataan ee igala shaqeeya sidii aan dawlad wanaagsan u wada helilahyn.


Farmaajo Waa Ninkii Soomaali Ugu Daacadsanaa By Prof Abdinasir Mohamoud Isse (Qaraal Farxad Galinaya Soomaalida)