Madaxwayne Farmaajo Oo Bookhday Dadkii Ay Dadqalatadu Laayeen Ballanqaadyo badana Goobta Ka Iclaamiyay (Dhegeyso)

Filed under: Wararka |

Madaxweynaha Soomalaiya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladiisu ay qaadeyso dagaal ka dhan ah kooxda Al Shabaab.

Madaxweynaha ayaa hadalkaan ka jeediyey Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho oo uu xalay ku booqday dadki ay waxyeelada kasoo gaartay weerarki shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdulqadir Maxamed Cab

Source Voa