Madaxwayne Farmaajo Oo Sheegay In Sababta Uu Baydho Ugu Horaysiiyay Bookhashadiisii

Filed under: Wararka |

Farmaajo ayaa sheegay in markii uu Xasan Shiikh Madaxwaynaha ahaa ee uu tagey Baydho uu reer Baydhabo waydiiyay cidda ku habboon Raysalwasaare isla markaana ay reer Baydhabo dalbadeen in Farmaajo laga dhiggo Raysalwasaare.