Madaxwayne Farmaajo Oo Sheegay In Uunan Hawlaha Xukuumadda Khayre Faragashan ee Uu Dusha Ka Illaasho (Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

https://www.voasomali.com/a/4052689.html

3 Responses to Madaxwayne Farmaajo Oo Sheegay In Uunan Hawlaha Xukuumadda Khayre Faragashan ee Uu Dusha Ka Illaasho (Dhegeyso)

  1. Soomaalida intooda xun baa Faqash ah. Faqash qabiil maaha. Nasiib darro, inta ka ganasata dhulkeenna iyo baddeenna iyo madaxbannaanideenna iyo diinteennaba, inta cadawga ku soo hoggaamisa Somalia, hal qabiil bay u bateen.

    Oo ma laga aamusayaa maadaama ay hal qabiil u bateen? Maya. Qabiilka ay kuwaasi ka dhasheen, dib ha isugu laabteen oo ha is-wediiyeen: HORTA MAXAA INAGA SI’ AH? MAXAY HUNGURIGA IYO IIMAAN LA’AANTU NOOGU XAMBAARAAN IIBKA DALKA IYO DIINTA? MAXAA INAGA DUWAY SOOMAALIDA KALE?

    QABAAILKA KALE HAWIYE AYAA LA EEDEEYAA. WAXAA LAGU EEDEEYAA WAX BUU BILILIQEYSTAA. LAAKIIN LAGUMA EEDEEYO HAWIYE DALKUU CADAW HOOS GEYNAYAA.

    INTAASI WAA AFEEF.

    NUXURKA FAALLADANA WAA KAN:

    1. Intee bay iyagu [Faqashta ku qiyaas] ka tageen beero iyo ilo.
    2. Iyo saracyo iyo meel wanaagsan.
    3. Iyo nicmooyin ay ku raaxeysanayeen.
    4. Sidaas ayaan [nimcadii] dhaxalsiinnay qoom kale [Samaale ku qiyaas].
    Faqashtu way dagaallami wayeen maalintii kala baxa [yomul furqan]. Maalintii ay isku soo baxeen labadii urur [yomal taqal jamcani].
    Hadda ayey rabaan wadaninimo beenabuur ah inay kula soo noqdaan awooddii laga fara maroojiyay barqa cad.
    HAYHAATA!
    Xoogaa ha la adkeysto. Weli la isma gaarin.
    Wadaninimadiina waan naqaan. Waa tii Cumar Xaaji Masale. Waa tii Cabdullaahi Yuusuf. Waa tii Cabdirashiid Cali Sharmarke oo N.F.D. Kenya ku wareejiyay.
    Waa tii Cumar Cabdirashiid uu baddii Soomaaliyeed ee shidaalku ceegagay uugu saxiixay Kenya.
    Waddanimadiinu waa tii GAAZ, waa tii Axmed Madoobe.
    Wadaninimadiinu waa tii maskii Farmaajo oo Itoobiya hoosta kala xirtay, kuna wareejiyay geesigii weynaa, halgamaagii ahaa Cabdikariim Qalbi Dhagax.
    Ugu dambeyn, wadaninimadiinu waa ta ay Ayaan Xirsi Magan diinta Islaamka ku aflagaaddeyso oo sidaa gaalada uga raadsata xoogaa sandareerto ah.
    Sidee la idinkugu aamini karaa waddan dhan. Faqash shaqo kaleba waad diiddeen oo aan aheyn ka ganacsiga dalka iyo badda iyo diinta iyo madax bannaanida Soomaaliyeed.
    FARMAAJANA FIRKAAS BUU KA SOO JEEDAA.
    DAL KENYA IYO XABASHI LAGA IIBIYO — AMABA CID KALE — IDIIN MA HAYNO.
    SABABTA AAD DALKA IIBKA UGU NAADINEYSAAN WAA LAGA WADA DHEREGSAN YAHAY. SABABTU WAXAY TAHAY: DALKAN FAQASH MA LEH. FAQASH WAA KOYTO. WAA SOO-GALOOTI. WAA MAS AAN FARAQA KU SIDANNAY ILAA IYO MAANTA. LAGANA TASHAN DOONO HADDA IYO WIXII KA DAMBEEYA, INSHAA-ALLAH.
    SOMALIA IIB MAAHA. SAMAALIHII DALKA LAHAA BAA FAQASHATA KA DIIDAY IN AY SOOMAALIYA DHAAFSADAAN XOOGAA SUNUUD AH.
    SOMALIA IIB MAHA.
    SOMALIA HA NOOLAATO.

    Abdulqadir Tallman
    October 5, 2017 at 9:58 pm
    Reply

  2. Tall man adigu lahjad ajnabi baad ku hadlaysaa

    Daacad
    October 6, 2017 at 11:13 am
    Reply

  3. FARMAAJO MA FARA GELIN KARO HAWLAHA KHEYRE. FARMAAJO WAA MISKIIN LA-HAYSTE AH.

    KAMA HADLI KARO, KAMANA HOR IMAN KARO, QORSHE UU WATO XASAN KHEYRE.

    Eerible Faranfar
    October 6, 2017 at 2:53 pm
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *