Madaxwayne Gaas muxuu ka yiri Xuquuqul insaanka Soomaalida laga tirada badanyahay (Dhegeyso codkaan aan ku soo aadinay maalinta xuquuqul insaanka)

Filed under: Wararka |

Maanta waa maalin Caalimku ku heshiiyay in si wadajir ah loo qadariyo xuquuqul insaanka.

Hadaba waxaan dhegeystayaashayada la qaybsanaynaa Hal abuur aad muhiim u ah iyo xigmadda uu Madaxwayne Gaas ka qabo habka loo xallinkaro xaqdarada Gaamurtay ee Beelaha laga tirada badanyahay Soomaalidu xuquuqdooda ku xaqiri jireen.

Gaas London5
Hoos ka dhegeyso
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/12/Gaas-xuquuqul-insaanka.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhegeyso