Madaxwayne Gaas oo safar shaqo oo muhima ugu kicitimay Kenya

Filed under: Wararka |

Madaxwaynaha Puntland Prof Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa safar shaqo ugu kicitimay magaalada Nairoobi.

Madaxwaynaha ayaa sheegay in uu deeq bixiyayaasha kula kulmayo Nairoobi, isla markaana uu awoodda saarayo sidii loo horumarin lahaa Kaabayaasha dhaqaalaha ee Puntland.

p/O Desk