Madaxwayne Gaas oo Shir jaraa-id ku qabtay Boosaaso ayaa ka hadlay Khilaaafka Puntland iyo DFS sheegayna in Dawladda Imaaraadka Carabtu ay ballaarinayaan Dekadda Boosaaso (Dhageyso)

Filed under: Wararka |

Madaxwaynaha Puntland Madaxwayne Gaas ayaa oo gaaray Magaalada Boosaaso isla markaana shir Jaraa-id qabtay ayaa ka hadlay arrimo baddan sida Khilaafka Puntland iyo Dfs, Imaaraadka oo ballan qaaday in ay Ballaarinayaan Dekadda Boosaaso, iyo arrimo kale oo baddan.
gaas-gaalkacyo
Warkaas oo maqala halkaan hoose ka dhagayso
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/08/Gaas-waraysi-Voa-boosaso-maalgashi.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhageyso