Madaxwayne Gaas:Safarkaygu wuxuu ku saabsanaa sidii kaabayaasha dhaqaalaha ee Puntland loo hurumarinlahaa, xiligii siyaasadda waa dhaamatay waa xiligii tartanka horumarka (Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Madaxwaynaha Puntland Cwali Maxamed Cali Gaas oo maalmahaan safar shaqo ku marayay wadamada talyaaniga, Imaaraatka iyo Kenya, ayaa maanta dibn ugu noqday Puntland.
Dr Gaas ayaa sheegay in labadii wiig ee uu maqnaa aannu habayaraatee wax siyaasad lahalmaala aannu cidna kala kahadal balse kaliya uu kala hadlay madaxdii uu la kulmiyay in ay wax kala qabtaan horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha.
gaas-bari-gardafuu4
Xitaa Imaaraatka waxaan kula kulanay Shakhsiyaad maalqabeena oo aan kala hadalnay suurta galnimada in ay Puntland maalgashadaan

Hoos ka dhegeyso