Madaxwayne Xasan oo si gooniya u iibsaday Baddii Soomaaliya (akhri waraaqdii uu saxiixay oo webka Unta dhex jiifta, arrinkii muranku ka taagnaa oo aan Baarlamaanka lagala Tashan oo uu Madaxwaynuhu xoogaa xaqul jeeb ah un ku saxiixay)

Filed under: Wararka |

http://www.un.org/depts/los/LEGISLATIONANDTREATIES/PDFFILES/SOM_2014_Proclamation.pdf

MAAPKA HOOSE HADAAD ARAGTID WAXAA LASHEEGAYAA IN MEESHA LASHEEGAY IN AY ILLAA 4 BILLION OO BATROOLA KU JIRTO OO AY SOOMAALIYA LAHAYD HADII HESHIISKA UU MADAXWAYNE XASSAN SAXIIXAY HIRGALO AY MARKAAS KENYA YEELANAYSO OO BATROOLKAAS AY SOO WADA SAARANAYAAN KENYA IYO SHIRKAD NORWAY LAGA LEEYAHAY

exclusive economic zone
HALKAAN KA AKHRI DOODIHII IS QORAALADII AY SHABAKADDA SOMALITALK KA DIYAARISAY ARRINKAN