magacyada dadkii ku dhintay Doonidii 400 saarnayd (Sawirro)

Filed under: Important News,Wararka |


Akhriso magacyada qayb ka mida dadkii ku dhintay doonidii Masar kasoo baxday ee Italy u socotay ee ay saarnaayeen muhaajiriin 400 gaaraysa oo 230 ka mida ay Soomaali ahaayeen.

Dadka ka badbaaday ayaa gaaraya 40 ay 13 ka mida Soomaali ahaayeen

Illaahay ha u naxariisto intii ku dhimatay, waxaa ka masuul ah in ay Soomaali halkaas ku danbayso siyaasiyiinta Hunguri Dhurwaaga oo kale ah leh ee iimaankoodu uu midka dhagaxa oo kale yahay ee laaluushka iyo eexda dhaqanka ka dhigtay ee hortaagan in hantida Soomaalida aan la laaluushin, aan la laaluushin xildhibaanka.

Waxaa sabab u ah in Soomaali halkaas ku danbaysao madaxwaynaha iibsanaya kuraasta xildhibaanka soomaalida siyaasiyiinta noocaasa waa in ay dhagax ku dillaan.

Soomaaliya in ay cagaheeda ku istaagto waxaa hortaagan dad yar oo fara kutiris ah

1-Axmed shuuriye iyo Xaaskiisa AHN (Burco )

2-Cismaan cabdi wali shagaxle AHN (Burco )

3-Baashe farax jamac AHN (BURCO)

4-MukhtarCiise AHN (BURCO)

5-Maxamed faroole AHN

6- Ciise Cali AHN

7-Ahmed aadan AHN

8-Ayman AHN

9-Koos Xuseen Cali AHN (BURCO )

10-Khadra AHN

11-Farduus burco AHN (BURCO )

12-Ruqiya Idiris AHN

13-Maxamed mire AHN

14 Cawaaale warsame Sandool oo ahaa saxafi ka wakhti xaadirkaa ka shaqayn jiray qaar kamida idaacadaha muqdiso

15 Ruqiya Idiris

16-Bilaal Milyare Dheeliye

17-Deeq Ismaaciil jaamac

18 Cabdiqani Good

19 Nawaal Muuse

20 Shabcaan Muuse (Burco)

21 Axmed Cade Faarax

22 Jamaal Cabdilaahi Mataan

23 Cabdicasiis Khadar Maxamed

badankooda, gaar ahaan magaalooyinka Hargeysa iyo Burco.
Magacyada Dadka Dhintay Inta ilaa hada la Helay:-
1- Nuura Cismaan Axmed (Ina Food)
2- Nimco-dheeman (Waxay ahayd hooyo inan yar wadata)
3-Muuna Yuusuf Axmed
4- Layla Xuseen Axmed
5- Salma Muxumed
6- Xamda Maxamed Dhakhtar
7- Cabdirisaaq
8- Ciise Cali
9- Cismaan Cabdiwali Shagaxle
10- Mukhtaar Ciise
11- Axmed Aadan
12- Farduus (BURCO)
13- Ruqiya Idiris
14- Guuleed Dalmar
15- Deeq
16- Cabdicasiis Cali
17- Khadar Axmed
18- Cabdirisaaq Maxamed Case
19- Qadan Saalax Cabdilaahi
20- Nuur
21- Ubax.
22- Hodan
23- Xamda Wali
24- Maxamed Khadar
25- Tayasiir Axmed Yusuf
26- Cawaale Xawaadle
27- Koos Xusen Cali
28- C/casiis Maxamed Khadar (shiyo)
29- Sakariye Caynsane
30- Mukhtaar Laangadhe
31- Ubax Axmed Cabdiwali
32- Asad Xasan
33- Cabdicasiis
34- Bilaale Milyare dheeliye
35- Xamda Cabdilaahi
36- Warda
37- Nawaal Jibaaxe
38- Sacad Sulub
39- Axmed Shuuriye
40- Mukhtaar Ciise
41- Kowsar (Gabadhii Mukhtaar)
42- Jamaal Cabdilaahi Mataan
43- Cawil Gaardi
44- Shiine Khadar
45- Farxaan (Shoodhe Guray)
46- Muxumed Saleebaan (Socoto)
47- Kaltuun
48- Siciid Casaanyo
49-Cabdirisaaq Guray
50- Samatar Cilmi
51- Faysal Hanad
52- Maxamed Mire
53- Barwaaqo
54- Ayman
55- Maxamed Faroole
56- Baashe Faarax Jaamac
57- Khadra
58- Cawil
59- Axmed Abiib (Jano Gale )
60- Aadan.
Masawirada hoose waxaa xuquuqdooda iska leh websiteka- Hormuudnews halkaan ka akhri magacyada iyo beelaha ay kasoo jeedaan ee reer Soomaaliland alla ha u naxariistee dadkii ku dhintay doonida
dadkii doonida-7

dadkii doonida-8

dadkii doonida-9

dadkii doonida-10

dadkii doonida-11

dadkii doonida-12

dadkii doonida

dadkii doonida-1

tahriib
dadkii doonida-4

dadkii doonida-5

dadkii doonida-6

2 Responses to magacyada dadkii ku dhintay Doonidii 400 saarnayd (Sawirro)

  1. Pingback: Ku 400