Magacyada Dhalinyaradii Ku Dhintay Doontii Yemen Ee Gantaalka Lagu Dhiftay Iyo Hooyo Reer Laascaanooda Oo ka Hadlaysa Sidii Gabadheedu U Tahriibtay

Filed under: Important News,Wararka |

Magacyada dadka ku dhintay duqeyntii Doonta waxaa ka mida:

1-Deeq Mahad Faarax oo kasoo jeeda Laascaanood (Dhimasho)

2-Xafsa Cumar Daroori oo kasoo jeeda Laascaanood (Dhimasho)

3-Ayaan Maxamed oo kasoo jeeda Laascaanood (Dhimasho)

4-Faadumo Yuusuf Haybe oo kasoo jeeda Laascaanood (DHimasho)

5-Aaamina Baaxeer oo kasoo jeeda Burco Dhimasho Balse si rasmi ah looma xaqiijin.

6-Hibaaq Axmed Tarabi oo kasoo jeeda Burco oo wali dhimashadeeda lagu muransan yahay.

7-Muxumed ISmaaciil oo kasoo jeeda Hargeysa (Dhimasho)

8-Maxamed Aadan Cabi( Maxamed Timo) oo kasoo jeeda Burco (Dhimasho)

9-Cabdiraxman hassan mohamoud oo dhaawac ah kana badbaaday duqayntaas kana soo jeeda laascaanood.

10-Maareeye Cabdiraxmaan oo dhaawac ah kana badbaaday duqayntaas kana soo jeeda laascaabood.

11-Cabdi Xasan oo dhaawac ah kana badbaaday duqantaas kana soo jeeda Laascaanood.

12-Guuleed Cabdifataax Giirre oo kasoo jeeda Hargeysa (Dhimasho)

13-Cabdirisaaq Dayyaxo kana soo Jeeda Burco (Dhimasho)

14-Xamdi Xasan Faahiye oo kasoo jeeda Laascaanood waa dhaawac.

15-Ibrahim Ahmed Sacadaale (Dhimasho).